Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo soo magacaabay Golahiisa Wasiiradda.
Soomaalinews.com 20 Aug 12, 10:09

Madaxweynaha Maamulka Galmudug State C/Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa soo magacaabay qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada.

Golaha Wasiirada ee uu magacaabay Cabdi Qeydbiid ayuu sheegay in ay ku yimaadeen kadib latashiyo badan oo uu la sameeyay belaha deeegaanada Maamulkaas dega.

Wasaaradaha uu magaacabay Mr. qeybdiid ayaa waxaa ay kala yihiin Wasaarada Xiriirka iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Wasaarada Maaliyada, Wasaarada Kaluumeysiga iyo Qeyraadka Badda, Wasaarada Caafimaadka iyo Wasaarada Warfaafinta.

Madaxweynaha ayaa sheegay in maalmaha soo socda uu magacaabi doono degmooyinka Cusub ee Maamul goboledkiisa.

Gasho xayeeysiin FREE ah iibka.com

©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698