Duqeyn xoogan oo haatan ku socota xaafado ka mid ah Muqdisho
Soomaalinews.com 10 Mar 10, 15:36

Madaafiix xoogan ayaa haatan ku socota xaafado ka mid ah Degmada Yaaqshiid ka dib dagaalkii waqooyiga ka socda oo lagu waramayo in ay hormaro ka sameeyeen xoogaga mucaaradka.


Daqiiqado ka hor ayaa madaafiicda ka dhacda BM waxa ay ku bilaabatay xaafado badan oo ka mid ah Degmada Yaaqshiid waxaana lagu waramayaa in madaafiicdaas qaar kood ay ku dheceen Suuqa Juungal.


Ilaa 3 ruux ayaa la sheegay in ay ku dhinteen halka dhaawaca uu ka badan yahay intaas waxaana madaafiicda laga tuurayaa xarunta Madxtooyada Villa Soomaaliya oo ay ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan AMISOM.


Warar iyana goordhow aan ka helney goobaha dagaalka ayaa sheegaya in xoogaga al shabaab ay dagaalka ka sameeyeen hormar ka dib markii ay la wareegeen goobihii saala lagu dagaalamay.

Wixii warar ah kala soco Soomaalinews saacad walba.


Xafiiska wararka Soomaalinews Muqdisho

Halkaan Ka Daawo

 
©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698

 

The MobileStore - Best Mobile Phone Deals, Buy Mobile Phones, Cell ...

The MobileStore offers the latest and best mobile phone deals with Exclusive prices, buy mobile phones, cell phone accessories, prepaid and postpaid

Mobile Phones - Best Mobile Phone Deals on Orange, O2, T-Mobile, 3

Mobile Phone Deals, Free mobile phone deals from Orange, O2, T-Mobile, 3 and Vodafone. Samsung, LG, Nokia and Sony Ericsson cheap mobile phones.
 

Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone ...e2save.com - Mobile Phones - Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone . Cheap mobile phone deals from Nokia, Sony Ericsson, Samsung

Cheap Contract mobile phone deals & Broadband deals. & Large range of laptops