Dowladda KMG iyo Alshabaab oo guulo ka sheegtay Dagaalo maanta ka dhacay Degmada C/casiis ee W/qooyiga Muqdisho.
Soomaalinews.com 10 Mar 10, 11:00

Afhayeenka Alshabaab Sheekh Cali Max’uud Raage Cali dheere oo ka hadlay dagaaladii saaka ka dhacay Degmada C/casiis ee W/qooyiga Muqdisho ayaa guulo ka sheegteen dagaaladaasi inay ka gaareen.


Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay inay kala wareegeen Ciidamada Dowladda KMG fariisimo ay ku lahaayeen Xaafadaha Degmada C/casiis ee W/qooyiga Muqdisho halkaasi oo ay ka dhaceen dagaalo gaar ahaan Hotel Global.


Dhanka kale afhayeenka Wasaarada Warfaafinta Dowladda KMG ee Soomaaliya C/risaaq Qeylow oo dhanka dowladda KMG uga hadlay dagaaladii saaka ayaa dhankooda sheegay inay guulo ka gaareen.


C/risaaq Qeylow ayaa shegay qasaare inay soo gaareen Ciidamada Dowladda KMG hase yeeshee qasaarahaasi inta ay la egyihiin ka gaabsaday inuu sheego.


Ugu danbeyntii xaalada W/qooyiga Muqdisho ayaa ah mid kacsan oo laga maqlayo rasaas goos goos ah oo labada dhinac isku weydaarsanayaan xaafadaha Degmadaasi.

Halkaan Ka Daawo

 
©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698

 

The MobileStore - Best Mobile Phone Deals, Buy Mobile Phones, Cell ...

The MobileStore offers the latest and best mobile phone deals with Exclusive prices, buy mobile phones, cell phone accessories, prepaid and postpaid

Mobile Phones - Best Mobile Phone Deals on Orange, O2, T-Mobile, 3

Mobile Phone Deals, Free mobile phone deals from Orange, O2, T-Mobile, 3 and Vodafone. Samsung, LG, Nokia and Sony Ericsson cheap mobile phones.
 

Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone ...e2save.com - Mobile Phones - Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone . Cheap mobile phone deals from Nokia, Sony Ericsson, Samsung

Cheap Contract mobile phone deals & Broadband deals. & Large range of laptops