Barakacayaasha Deegaanada Garasbaaley iyo KM 13 oo ka cabanaya Madaafiic deegaanadaasi ku soo dhacaan xiliyada qaar.
Soomaalinews.com 10 Mar 10, 09:00

Qoysaska Barakacayaasha ah ee ku nool Deegaanada Garasbaaley iyo KM 13 ee Duleedka magaalada Muqdisho ayaa ka cabanayaan Madaafiic xiliyada qaar ku soo dhacaan xaafadaha deegaanadaasi.


Dadkan barakacayaasha ah ayaa ku eedeeyeen Madaafiicdaasi ciidamada AMISOM fariisinka ku leh Kulliyada Jaalle Siyaad iyo meelo kale oo ka mid ah Caasimada magaalada Muqdisho.


Madaafiicda ku soo dhacda deegaanada loo barakacay ayaa samaayn ku yeelata dadka ka barakacay Muqdisho, shalay ayay ahayd markii Madafac ku dhacay deegaanadaasi saddex qof ku geeriyoodeen kuwo kalena ku dhaawacmeen.


Ugu danbeyntii Dowladda KMG oo ka hadashay madaafiicda arxan darada ah ciidamada AMISOM la dhacaan waxay ku macneeyeen mid isdifaacid ah.

Halkaan Ka Daawo

 
©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698

 

The MobileStore - Best Mobile Phone Deals, Buy Mobile Phones, Cell ...

The MobileStore offers the latest and best mobile phone deals with Exclusive prices, buy mobile phones, cell phone accessories, prepaid and postpaid

Mobile Phones - Best Mobile Phone Deals on Orange, O2, T-Mobile, 3

Mobile Phone Deals, Free mobile phone deals from Orange, O2, T-Mobile, 3 and Vodafone. Samsung, LG, Nokia and Sony Ericsson cheap mobile phones.
 

Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone ...e2save.com - Mobile Phones - Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone . Cheap mobile phone deals from Nokia, Sony Ericsson, Samsung

Cheap Contract mobile phone deals & Broadband deals. & Large range of laptops