Madaafic iyo rasaas laga maqlayo qeybo ka mid ah Degmada Hodon
Soomaalinews.com 10 Mar 10, 05:17

SN:Rasaas goos goos ah ayaa laga maqlayaa degmada hodon oo ay isku hor fadhiyaan cidamada dowlada KMG ah iyo xoogaga ka soo horjeeda gaar ahaan deegaanka Taleex.


Goobaha ay rasaasto ka dhacayso ayaa waxaa fariisimo ku leh Ciidanka Dowlada KMG ah iyo kuwa AMISOM waxaana jira mararka qaar madaafiic ay ridayaan Ciidamada Midowga afrika ee ku sugan wadada shaqaalaha.


Suuqa bakaaraha ayaa mararka qaar waxaa soo gaarayaya rasaas wiifta ah oo ka imaaneysa goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada Dowlada KMG ah kuwa AMISOM gaar ahaan fariisimada degmada Hodon iyo wadada Maka al mukarama.


Lama oga sababaha halkaas saaka ay rasaastu uga soo dhacayso balse waxaa jira warar sheegaya in xoogga ka soo horjeeda dowlada KMG ah ay halaaas ku dhawaadeen.


Xafiiska Wararka Soomaalinews Muqdisho

Halkaan Ka Daawo

 
©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698

 

The MobileStore - Best Mobile Phone Deals, Buy Mobile Phones, Cell ...

The MobileStore offers the latest and best mobile phone deals with Exclusive prices, buy mobile phones, cell phone accessories, prepaid and postpaid

Mobile Phones - Best Mobile Phone Deals on Orange, O2, T-Mobile, 3

Mobile Phone Deals, Free mobile phone deals from Orange, O2, T-Mobile, 3 and Vodafone. Samsung, LG, Nokia and Sony Ericsson cheap mobile phones.
 

Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone ...e2save.com - Mobile Phones - Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone . Cheap mobile phone deals from Nokia, Sony Ericsson, Samsung

Cheap Contract mobile phone deals & Broadband deals. & Large range of laptops