Wararkii ugu dambeeyey ee suuqa bakaaraha oo Ciidamo badan caawa lagu arkayo
Soomaalinews.com 09 Mar 10, 21:39

dhaq dhaqaaq ciidan ayaa caawa laga dareemayaa suuqa weyn ee bakaaraha oo ay maanta ka dheceen dilal kala duwan waxaana wadooyinka qaar lagu arkayaa ciidamo hubaysan.


Wadooyinaka qaar ayaa caawa waxaa ku sugan ciidamo aad u hubaysan kuwaas oo aan la garaneyn waxa ay doonayaan in kasta oo ay ka tirsan yihiin xoogaga ka soo horjeeda.


Suuqa bakaaraha ayaa in taban lagu arki jirin ciidamo hubaysan gaar ahaan xiliyada habeenkii ah waxaase laga yaabaa in ay yihiin ciidamo baaritaano ku haya dilalkii maanta.

Xafiiska Wararka Soomaalinews Muqdisho

Halkaan Ka Daawo

 
©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698

 

The MobileStore - Best Mobile Phone Deals, Buy Mobile Phones, Cell ...

The MobileStore offers the latest and best mobile phone deals with Exclusive prices, buy mobile phones, cell phone accessories, prepaid and postpaid

Mobile Phones - Best Mobile Phone Deals on Orange, O2, T-Mobile, 3

Mobile Phone Deals, Free mobile phone deals from Orange, O2, T-Mobile, 3 and Vodafone. Samsung, LG, Nokia and Sony Ericsson cheap mobile phones.
 

Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone ...e2save.com - Mobile Phones - Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone . Cheap mobile phone deals from Nokia, Sony Ericsson, Samsung

Cheap Contract mobile phone deals & Broadband deals. & Large range of laptops