Guddoonka Baarlamanka oo ka hadlay 10-xildhibaan oo ku sugan Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland.
Soomaalinews.com 09 Mar 10, 06:54

Guddoomiye ku xigeenka 2 aad Baarlamanka Dowladda KMG ee soomaaliya cismaan Cilmi Boqore ayaa sheegay in aanay waxba kala socon 10-Xildhibaan oo ku sugan Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland.


Boqore ayaa sheegay xildhibaanadaasi qaar ka mid ah ku sugnaayeen magaalada Neyroobi ee Dalka Kenya, socdaalka Deegaanada maamulka Puntland ay ku joogaana qeyb ka noqon doonaan sidii u dhex dhexaadi lahaayeen qilaaf soo kala dhex galay dowladda KMG iyo Maamulka Puntland.


Xildhibaanada gaaray Magaalada Garoowe dhammaantood waxay ka soo jeedaan maamulka Puntland, waxayna shalay kullan albaabada ay u xirnaayeen la qaateen Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole.


Halkaan Ka Daawo

 
©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698

 

The MobileStore - Best Mobile Phone Deals, Buy Mobile Phones, Cell ...

The MobileStore offers the latest and best mobile phone deals with Exclusive prices, buy mobile phones, cell phone accessories, prepaid and postpaid

Mobile Phones - Best Mobile Phone Deals on Orange, O2, T-Mobile, 3

Mobile Phone Deals, Free mobile phone deals from Orange, O2, T-Mobile, 3 and Vodafone. Samsung, LG, Nokia and Sony Ericsson cheap mobile phones.
 

Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone ...e2save.com - Mobile Phones - Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone . Cheap mobile phone deals from Nokia, Sony Ericsson, Samsung

Cheap Contract mobile phone deals & Broadband deals. & Large range of laptops