Madaxweynaha Dowladda KMG oo kullan kula qaatay Magaalada London Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi.
Soomaalinews.com 09 Mar 10, 05:49

Kullanka Madaxweynaha Dowladda KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul Wasaaraha Dalkaasi Gordon Brown waxa uu ka dhacay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska waxa uuna ahaa kullnakaasi mid albaabada uu u xirnaa.


Madaxweynaha dowladda KMG iyo Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ingiriiska ayaa isla soo qaadeen Xaalada Dalka Soomaaliya iyo xariirka labada dal, iyadoona ay meesha ka marnayn sii daynta Lamaanayaasha u dhashay dalkaasi inay kaalin ka qaataan dowladda KMG iyo sidii looga hortagi lahaa kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida.


Sidoo kale Madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa kullan la qaatay Wasiirka Arrimaha dibada iyo Baarlamanka dalka Ingiriiska waxayna ka wada hadleen Arrimaha amaanka, Siyaasada iyo Dhaqaalaha.


Madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay xarunta Cilmi Baarita ee Chatem House ka jeediyey Dhudbad uu kaga hadlay Xaaladaha ka jira Dalka Soomaaliya iyo qaabka looga gudbi karo xaaladaha adag ee ka jira Dalka Soomaaliya.


Ugu danbeyntii Madaxweynaha Dowladda KMG oo muddo 3-cesho ah ku sugnaan doona dalka Ingiriiska ayaa kullamo kala duwan la qaadan doona Jaaliyadaha Soomaalida iyo madaxda Dalka Ingiriiska kuwaas oo qaar ka mid ah kullamo kula qaatay Magaalada London ee Dalkaasi.

Halkaan Ka Daawo

 
©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698

 

The MobileStore - Best Mobile Phone Deals, Buy Mobile Phones, Cell ...

The MobileStore offers the latest and best mobile phone deals with Exclusive prices, buy mobile phones, cell phone accessories, prepaid and postpaid

Mobile Phones - Best Mobile Phone Deals on Orange, O2, T-Mobile, 3

Mobile Phone Deals, Free mobile phone deals from Orange, O2, T-Mobile, 3 and Vodafone. Samsung, LG, Nokia and Sony Ericsson cheap mobile phones.
 

Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone ...e2save.com - Mobile Phones - Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone . Cheap mobile phone deals from Nokia, Sony Ericsson, Samsung

Cheap Contract mobile phone deals & Broadband deals. & Large range of laptops